banner



How To Make Somali Cake

2 Sponge Cakes (2 Doolsho Soomaali) 2 Génoises ٢ كيك إسفنجي

2 Sponge Cakes (2 Doolsho Soomaali) 2 Génoises ٢ كيك إسفنجي

  • English language
  • Af-Soomaali
  • Français

A sponge cake was the commencement cake we baked in Somalia. The ingredients were: 6 eggs, ane cup carbohydrate, and 1 cup flour. The steps were: divide the yolks from the egg whites; beat the egg whites with the sugar until foamy; beat in the egg yolks, then gently add the flour. Bake. The process, however, was not as easy every bit cake. Well-nigh people did non accept electric mixers, and the bulk had no ovens.

Cakes were broiled in pots set on a charcoal stove. Hot embers were put on acme of the lid, and these together with the warm dress-down underneath the pot, baked the cake. The right amount of dress-down, also every bit the correct baking fourth dimension, was determined by feel. Those who knew it, knew it.

Sponge cakes are by nature dry out, but some are more dry than others. To make the cake more moist, we added a little melted butter to the batter. We also made certain that we did not bake the cake too long. Baking information technology too long, results in a very dry block.

We wanted the cake to be very lite, simply using cake flour was not an selection considering many of our readers do not have admission to it. To become similar results, we added cornstarch (cornflour) to the all-purpose (plain) flour. We experimented with different proportions until nosotros settled on a ratio of i cup all-purpose flour to ½ cup cornstarch. Nosotros similar the issue and we hope that you volition too.

Print Recipe

Print Recipe with Photos


Ingredients:

(Tbsp is a tablespoon; tsp is a teaspoon)
(one loving cup = 237 mL = 2.iv dl; one Tbsp = 15 mL; 1 tsp = five mL); all are level measurements

Serves ten

i cup (140 g) All-purpose (apparently) flour
½ cup (65 g) Cornstarch (cornflour)
¼ tsp (ane.25 mL) Common salt

4 Tbsp (sixty mL) Unsalted butter (melted)
i Tbsp (xv mL) Vanilla essence (block #ane )
ane tsp (5 mL) Ground cardamom (block #2)
1 tsp (5 mL) Lemon zest (block #1)
6 Big eggs
1 cup (200 g) Granulated white sugar

one Tbsp (xv mL) Butter (soft) for greasing the cake pan
1 Tbsp (fifteen mL) flour for the cake pan

Macerated strawberries:
½lb (225 g) Fresh strawberries
1½ Tbsp (22.five mL) Granulated sugar
1 Tbsp (15 mL) Fresh mint (chopped)

Steps for preparing sponge cake #1

1 . Combine the flour, cornstarch (cornflour) and common salt and sift twice.2. In a bowl, combine the melted butter, vanilla essence and the lemon rind. Mix well.iii. Place the bowl of the stand mixer in a larger basin with hot tap water.4. Place the eggs in the bowl for 10 minutes to warm them upward. Stir frequently to forbid the eggs from cooking.5. Adhere the warm bowl to the mixer and add the sugar.6. Vanquish on high for 5 to vii minutes. Practise non beat for less than 5 minutes.vii. Set the mixer speed to low and gradually add together the flour mixture. Exercise not unnecessarily prolong the time for adding the flour.8. Add the butter mixture and mix until just combined.9. Pour the batter into a buttered and floured 9½" (24 cm) mould. Broil in a preheated oven at 350°F/177°C for 35 minutes.

Bring the eggs to room temperature

Vanquish the eggs & carbohydrate for at least v minutes

Sponge Cake

Sponge Cake

Sponge Cake

With macerated strawberries & whipped cream

Steps for preparing sponge cake #2

1. Separate the yolks from the egg whites.2. Place the bowl, that yous intend to use, in a larger bowl with hot tap water.3. Identify the egg whites in the bowl and beat out as you lot gradually add the saccharide.4. Beat the eggs and carbohydrate until foamy and thick (8 to x minutes).5. Add together the egg yolks.6. Beat for ane minute.7. Gently fold in the flour mixture.Mixing vigorously will deflate the concoction. It is the air that was incorporated in the eggs that makes the cake ascension (no need for a leavening agent).viii. Add the butter mixture and fold until just combined.9. Cascade the batter into a buttered and floured 9½" (24 cm) mould. Bake in a preheated oven at 350°F/177°C for 35 minutes.

Beat the egg whites & sugar for 8 to 10 minutes

Block #2

Cake with Somali halwa & coffee

Block with Somali halwa

Doolsho Soomaaliga wuxuu ahaa nooca koowaad ee doolshayaasha oo aan ku dubnay Soomaaliya. Maqaadiirta waxay ahaayeen: vi ukun, koob sokor, iyo koob bur ah. Tallaabooyinka waxay ahaayeen: kala saar shaharka iyo xabka ukunta; xabka iyo sokorta isku garaac ilaa ay xumbo cad ka noqdaan; shaharka ku dar oo ku garaac, kaddibna burka si tartiib ah ugu dar. Dub. Laakiin howshaas ma ahayn mid fudud. Dadka in aad u yar ayaa qabeen makiinadda ukunta lagu garaaco, badidoodna guryaha foorno kuma qabin.

Doolshaha waxaa lagu dubi jiray digsi oo burjiko saaran. Dab yar ayaa hoos kaga shidnaan jiray, daboolkana dab ayaa la saari jiray. Qiyaasta dabka iyo inta waqti loo baahan yahay in la dubo doolshaha, labadaasba waxaa lagu bartay waayo aragnimo iyo qibrad. Qofkii yaqaannaa yaqaan.

Doolsho Soomaaliga sidiisaba waa doolshe aan qoyanayn. Laakiin qaar ayaa jira oo dhuunta ku istaagaaya haddaad damacdid inaad cuntid. Waxaan ku darnay in yar oo buuro ah si aan u jilcinno. Waxaan kaloo hubinnay inaan dubidda ku daahinin si uusan u qalalin. Waxaan rabnay inuu doolshaha qafiif noqdo oo uusan culusaanin. Doolshayaasha qafiifka ah waxaa badi laga sameeyaa bur doolsho (cake flour), laakiin waxaan go'aasannay inaan isticmaalin, sababtoo ah dadka badidood ma heli karaan burka noocaas ah. Si aan u helno natiijo u dhiganta, waxaan burka ku darnay waraango. Dhoor jeer ayaan tijaabinnay anagoo isticmaalayna cabirro kala duwan. Natiijada ugu fiican waxaan helnay markaan koob bur ah ku darnay ½ koob waraango ah. Annaga waan jeclaysannay doolshaha aan sidaas u sameynay, waxaanna rajeynaynaa inaad idinkana jecleysataan.

Daabac Soo'da

Daabac Soo'da oo Sawirro Leh


Waxa loo baahan yahay:

(QW waa qaaddo weyn – midda cuntada lagu cuno; qy waa qaaddo yar)
(one koob = 237 mL = two.4 dl; ane QW = 15 mL; one qy = 5 mL)

Ku-filan ten qofood
ane koob (140 g) Bur cad
½ koob (65 g) Waraango
¼ qy (1.25 mL) Cusbo
iv QW (60 mL) Buuro aan cusbo lahayn (la-dhalaaliyay)
ane QW (15 mL) Faniilla 'Foster Clark' aan aalkolo lahayn (doolshaha koowaad)
1 qy (5 mL) Hayl shiidan (doolshaha labaad)
ane qy (5 mL) Qolofta liinta oo la-xoqay (doolshaha koowaad)
6 Ukun waaweyn
i koob (200 1000) Sokor
1 QW (15 mL) Buuro (qaboowga ka dhacay) oo la marinaayo birta doolshaha
1 QW (fifteen mL) Bur oo birta doolshaha lagu shubaayo

Strooberi (Faraawlo):
½ lb (225 thou) Strooberi (faraawlo)
1½ QW (22.v mL) Sokor
1 QW (15 mL) Meento cusboon (fresh) oo la jarjaray

Diyaarinta doolshaha koowaad

ane. Isku dar burka, waraangada, iyo cusbada. Laba goor shaqshaq.ii. Isku dar buurada la dhalaaliyay, faniillada, iyo qolofta liinta oo la xoqay. Isku qas.3. Baaquliga makiinadda waxaad dhex dhigtaa baaquli ka weyn oo ay ku jiraan biyaha tuubbada oo kulul.4. Ukunta baaquliga ku rid muddo 10 daqiiqo. Hadba walaaq si aysan ukunta u karsamin.5. Baaquliga kululaaday makiinadda ku xir, sokortana ku shub.half dozen. Surcad sare ku garaac muddo 5 ilaa 7 daqiiqo. Ukunta ha garaacin five daqiiqo ka yar.vii. Markaad ukunta garaacdid kaddib, surcadda makiinadda aad u yareey. Burka tartiib ugu dar, aadna ha u dheeraynin waqtiga aad ku daraysid burka.eight. Buuradii aad qastay ku dar, wax badanna ha qasin.9. Ku shub bir doolsho 9½" (24 cm) oo buuro iyo bur marsan. Waxaa ku dubtaa foorno la sii kululeeyay 350°F/177°C muddo 35 daqiiqo.

Ukunta qaboowga ha ka-dhaco

Ukunta iyo sokorta ugu yaraan 5 daqiiqo garaac

Doolsho Soomaali

Doolsho Soomaali

Doolsho Soomaali

Lagu qaddimay strooberi 'faraawlo' iyo kareemo

Diyaarinta doolshaha labaad

1. Kala saar shaharka iyo xabka ukunta.two. Baaquliga aad rabtid inaad isticmaashid, waxaad dhex dhigtaa baaquli ka weyn oo ay ku jiraan biyaha tuubbada oo kulul.3. Xabka ukunta baaquliga ku-shub, kaddibna garaac adigoo sokorta kiskis ugu daraysid.four. Xabka iyo sokorta isku garaac ilaa ay xumbo cad ka noqdaan (8 ilaa 10 daqiiqo).5. Shaharka ukunta ku dar.6. Hal daqiiqo garaac.7. Burka aad isku shaqshaqday tartiib ugu dar.Haddii aad xoog u walaaqdid, ukunta hawada ayaa ka baxaysa. Doolshaha waxaa kiciya hawada ukunta gashay marka aad loo garaacay (qamiir looma baahna).eight. Buurada ku dar, wax badanna ha qasin.9. Ku shub bir doolsho 9½" (24 cm) oo buuro iyo bur marsan. Waxaa ku dubtaa foorno la sii kululeeyay 350°F/177°C muddo 35 daqiiqo.

Xabka ukunta iyo sokorta garaac 8 ilaa 10 daqiiqo

Doolshaha labaad

Doolsho, xalwo, iyo qaxwo

Doolsho iyo xalwo

La génoise est la première pâtisserie que nous avons réalisée en Somalie. Les ingrédients étaient: half-dozen oeufs, one mesure de sucre, et une mesure de farine. Les étapes étaient: séparer les jaunes et les blancs d'oeufs; battre les blancs d'oeufs avec le sucre jusqu'à ce qu'ils soient mousseux; ajouter les jaunes en battant, puis ajouter doucement la farine. Cuire. Cependant faire le gâteau ce n'était pas de la tarte. La plupart des gens due north'avait pas de batteur électrique, et la majorité due north'avait pas de iv.

Les gâteaux étaient cuits dans des pots posés sur un fourneau à charbon. Des braises chaudes étaient posées sur le couvercle, et combinées à la chaleur des charbons dessous, cuisaient le gâteau. La bonne quantité de braises, ainsi que le temps de cuisson précis, s'apprenaient avec le coup de main. Ceux qui le savaientt, le savaient.

Les génoises sont par nature assez sèches, mais certaines plus que d'autres. Pour rendre le gâteau plus moelleux, nous avons ajouté un peu de beurre fondu à la pâte. Nous avons aussi fait attending à ne pas cuire le gâteau trop longtemps. Une cuisson trop longue donne un biscuit très, très sec.

Nous voulions que le gâteau soit très léger, mais utiliser de la farine à gâteau n'était pas une choice car beaucoup de nos lecteurs n'y ont pas accès. Pour obtenir des résultats similaires, nous avons ajouté de la fécule de maïs (maïzena) à la farine blanche (ménagère). Nous avons expérimenté avec différentes proportions jusqu'à ce qu'on choisisse un mélange de 1 mesure de farine blanche cascade ½ mesure de fécule de maïs. Nous apprécions le résultat et nous espérons que vous l'apprécierez aussi.

Imprimer la Recette

Imprimer la Recette avec Photos


Ingrédients:

(cs est cuillère à soupe; cc est cuillère à café)
(1 mesure = 237 mL = 2.4 dl; 1 cs = 15 mL; 1 cc = 5 mL); mesures à ras

Pour 10 personnes

one mesure (140 g) de Farine blanche ménagère
½ mesure (65 thou) de Fécule de Maïs (maïzena)
¼ de cc (1.25 mL) de Sel
4 cs (60 mL) de Beurre doux (fondu)
ane cs (xv mL) d'Extrait de Vanille (gâteau #1)
1 cc (5mL) de Cardamome en poudre (gâteau #two)
one cc (5mL) de Zest de Citron (Gâteau #1)
half-dozen Gros Oeufs
1 mesure (200 thou) de Sucre Blanc en Poudre

one cs (xv mL) de Beurre ramolli pour graisser le moule à gâteau
1 cs (15 mL) de Farine pour le moule

Fraises Macérées

½ livre (225 one thousand) de Fraises Fraîches
1½ cs (22.5 mL) de Sucre en Poudre
ane cs (15 mL) de Menthe Fraîche (ciselée)

Étapes pour préparer la génoise #ane

1. Mélanger la farine, la fécule et le sel et tamiser deux fois. 2. Dans united nations bol, mélanger le beurre fondu, 50'extrait de vanille et le zest de citron. Bien mélanger.3. Placer le bol du robot dans un saladier plus k rempli d'eau chaude du robinet. four. Placer les oeufs dans le bol pendant ten minutes pour les réchauffer. Mélanger souvent pour éviter que les oeufs cuisent. 5. Attacher le bol chaud au mixer et ajouter le sucre. half-dozen. Battre à vitesse rapide pendant v à 7 minutes. Ne pas battre moins de five minutes. 7. Réduire à vitesse du mixer à lente et ajouter petit à petit le mélange de farine. Ne pas prolonger inutilement le temps pour ajouter la farine. 8. Ajouter le mélange de beurre et mélanger jusqu'à ce qu'il soit juste incorporé. nine. Verser la pâte dans un moule beurré et fariné de 24 cm (9½ pouces). Cuire dans le four préchauffé à 350°F/177°C pendant 35 minutes.

Attendre que les oeufs soient à température ambiante

Battre les oeufs et le sucre pendant au moins five minutes

Génoise

Génoise

Génoise

Accompagnée de fraises macérées et de crème fouettée

Étapes de préparation de la génoise  #ii

one. Séparer les jaunes des blancs d'oeufs. ii. Placer le bol que vous allez utiliser dans un saladier plus grand rempli d'eau chaude du robinet. three. Placer les blancs d'oeufs dans le bol et battre tout en ajoutant petit à petit le sucre. 4. Battre les blancs d'oeufs et le sucre jusqu'à ce qu'ils soient mousseux et épais (8 à 10 minutes). 5. Ajouter les jaunes d'oeufs. 6. Battre 1 minute. 7. Incorporer délicatement le mélange de farine. Si la pâte est trop battue, elle se dégonflera. C'est l'air qui a été incorporé dans les oeufs qui fera gonfler le gâteau (pas besoin de levure). 8. Ajouter le mélange de beurre et d'épices et ajouter doucement en retournant la pâte jusqu'à ce qu'il soit juste incorporé. 9. Verser la pâte dans un moule beurré et fariné de 24 cm (nine½ pouces). Cuire dans un 4 préchauffé à 350°F/177°C pendant 35 minutes.

Battre le oeufs et le sucre pendant 8 à 10 minutes

Gâteau #ii

Gâteau servi avec de la halwa Somali et du café

Gâteau servi avec de la halwa Somali

Related posts:

How To Make Somali Cake,

Source: http://xawaash.com/?p=5405

Posted by: zambranaworgalenly.blogspot.com

0 Response to "How To Make Somali Cake"

Post a Comment

Iklan Atas Artikel

Iklan Tengah Artikel 1

Iklan Tengah Artikel 2

Iklan Bawah Artikel